Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jamhuuriyiinta oo wada Olale ka dhan ah Ilhaan Cumar
    Somalia

    Jamhuuriyiinta oo wada Olale ka dhan ah Ilhaan Cumar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2023Updated:February 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisiga Jamhuuriga ee heysata aqlibiyadda Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa isku diyaarinaya in uu Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan Dimuqraadi ah oo laga soo doorto gobolka Mennisota ka xayuubiyo xubinnimadeeda guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda.

    Hoggaanka Jamhuuriyiinta ee Koongareeska ayaa sheegay in sababta ay tallaabadan u qaadayaan inay tahay, hadallo ay horey u jeedisay oo ka dhan ahaa Israel.

    Ilhan Cumar ayaa horey raalli-gelin uga bixisay hadalladaasi oo loo arkayay in ay xanbaarsanaayeen Yuhuud naceyb. Codeynta kama danbeysta ah ee ay xubnaha labada xisbi ka dhiibanayaan in Ilhan Cumar laga saaro guddiga arrimaha dibadda ayaa lagu wadaa in la qabto xilli dambe oo maanta oo Khamiis ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.