Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jarmalku ma waxa uu aqoonsaday Somaliland?
    Somalia

    Jarmalku ma waxa uu aqoonsaday Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxay ka faa’idaysatay Maanta talaabo horay udhibtay oo ahayd in Qaxootiga lagu soo celinayo Deegaamadeeda laga qaatay ogolaanshaha Xasan Shiikh.

    Go’aanka Dowlada Jarmalku,waa waaqici oo kumana khaldana lamana oran karo,waxay ku xadgudubtay Gobanimada Somaliya.

    Kama dhigna in Jarmalku aqoonsaday SL ee waa go’aan hoos galaya heshiiskii ay DFS horay ula gashay ee soo celinta Qaxootiga Somalida.

    Dhanka kale Dadka Hargaysa ka degaya Lacagta ay ku bixinayaan Visa-ha laguma shubi karo Xamar

    Xamar,waxba ma siiso Hargaysa mana maamusho kamana fulaan go’aamo ka yimaada.

    Halka dood ee meesha taal,waa aqoonsiga QM ee ay haysato Villa Somaliya ee loo yaqaan Dowlada Somaliya,taasna calaamad su’aal caalamku uwada jeedo,ayaa saaran.

    Visa-ha Online-ka,wuxuu saameeyay xataa siyaasiyiinta SL oo Faysal C.Waraabe jooga Belgium oo usoo socda Hargaysa,ayaa lagu xiray oo hada ka degaya Itoobiya kadibna Gaari kaga galaya xuduuda Togwajaale.

    Waa xaalad kale oo sii kala dilaysa Somalida una baahan masuuliyad iyo dib u eegis.

    SL xaq ayay uleedahay in ay iyadu qaadato Lacagteeda khidmad Visa-ha ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.