Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Jawar Mohammed”Ma doonayno inaan u Talino Canfar ama Soomaali”
    Somalia

    Video:-Jawar Mohammed”Ma doonayno inaan u Talino Canfar ama Soomaali”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019Updated:November 16, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ”Fiiri, anagu ka oromo ahaan baanu u dagaal galnay waayo waxaanu ognahay waxey tahay caburintu, waxaan aaminsanahay in aan Deegankayaga iskaayaga ugu talino; maamul wadaag federaal ahna qeyb ka noqono, ma doonayno in aan u talino Canfar ama Soomali, ma doonayno in aan farogalino arimaha gudaha ee Canfatar ama Soomalida”sidaa waxaa yiri Jawar Maxamed..

    ”Waan dagaalami waana ku dhiman hadu qof Oromo ah doonayo inuu ku gumeysto, sababto ah waan ogahay halkay dadkaygu gumeysiga ka taagan yihiin”ayuu yiri markale Jawar.

    ”Jawar oo hadalkiisa sii wata,ayaa yiri”Maanta itoobiya, dadbaan xagooda dambiilaha koobaad ka ahay; qof na ma xadin, qofna naagtisii kama dhicin, waxba ma sameynin. Ma ogtahay sababta; kuwo doonaya in ay soo celiyaan nidaamkii ay kaligood wax ku xukumayeen, kuwo doonaya inay boobaan khayraadka Canfarta, Oromada,Soomalida,Walayta…! Waxey ii arkaan jidgooyo sababtoo ah waan diiday in aan tanaasulo!, ma na tanaasuli doono! Xoriyad udirir dhab ah, Soomali ha ahaado Canfar,Sidama.. marna ka tanaasuli maayo xuquuqdisa in uu si Qowmiya isku maamulo talada dalkana uu saami cadaalad ah ku yeesho”.

    ”Fiiri, markasta waxaan iraahdaa colaada dalka ka jirta waxey u dhaxeysaa isqabqabsiga 3-da Qowmiyadood ee u waa weyn; waa arin taariikhda la xariirta, itoobiyada ama geeska Afrika hiigsaneyno waa mid Qowmiyad kasta; yar & weyn baa aya iskeed isku maamusho talada dalkana ay wax ku leedahay, waa halkaas halkay oromadu taagan tahay; shaley, maanta iyo bari ba; dadkayagan garab taaganahay.”ayuu yiri Jawar Maxamed.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10157659934891878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.