Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe
    Puntland

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si Qaran,ayaa loo aasay Jen.Qalyare,waxaana Janaasadii koobaad kusoo tukaday Madaxweyne Deni ka hor intaan laga soo qaadin Bosaso.

    Sidoo kale,waxaa Janaasadii Labaad iyo Aaskiisii ka dhacay Caasimada Puntland ee Garowe.

    Xaqiiqdii geeridu,waa lama huraan,balse Qalyare Dadkiisa karaamuu ka dhex helay lagu sagootiyay.

    Geerida Qalyare,waxay muujisay dhawr arimood…….

    1.in shacabka PL Ciidanka jacayl weyn uhayan
    2.In Dowladu karaamaysay Ciidanka.
    3.In dagaalka argagixisada dhab naga yahay.
    3.In Sarkaalka ama Askariga udirira Dadkan uu maqaam ka helayo.

    Qalyare rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,wuxuu ahaa Shahiid kamana bixi doono quluubtayada ka fir ka fir.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.