Allaha unaxariisto Jeneraal Qalyare oo kugeeriyooday qarax miino Aaga Dhasaan iyo Sheebaab dhexdooda.
Qalyare,wuxuu kamid ahaa saraakiisha aysan reer Puntland marna ilaawi doonin,waana xusaynaa halyeeygaas.
Guud ahaan reer Puntland,gaar ahaan Ciidamada iyo Qoyskiisii,waa uga tacsiyaynaynaa.
Geerida Jen.Qalyare,waxay mudan tahay in lagu maamuuso Calanka PL iyo kan guud ee Somaliyed in hoos loo dhigo Sadex Berri.