Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jeneralkii Tigreega Ee xukumi jiray Warshada Hubka Itoobiya oo Xabsiga laga sii daayay
    Somalia

    Jeneralkii Tigreega Ee xukumi jiray Warshada Hubka Itoobiya oo Xabsiga laga sii daayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2024Updated:March 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jeneralkii xukumay Warshada Hubka ee Itoobiya oo kasoo jeeday Qowmiyada Tigreega,ayaa laga sii daayay Xabsiga mudo dheer kadib.

    Kinfe Dagnew,waa mid ka mid ah Jeneraladii Tigreega ee awooda badnaa.

    Maanta gelinkii danbe in lasii daayay Jeneralka,waxaa xaqiijiyay Qareenkiisa Habtamu Kesete.

    Wasaarada Cadaalada Itoobiya,ayaa sheegtay in la laalay Dacwadihii ay ku eedaysnaayeen Jen.Kifle iyo Madaxaweynihii hore ee DDSI Cabdi Iley oo isna Shalay lasii daayay.

    Kinfe,ayaa la xiray 2018-kii kadib markii lagu soo eedeeyay musuqmaasuq baahsan.

    Waxaa muuqata in Abiy isku dayayo fulinta heshiiskii TPLF oo Qodob ka mid ah uu dhigayay sii daynta Maxaabiista.

    Maalmo ka hor,ayay ahayd markii Maamulka Tigreegu sheegay in uu ka kalsooni baxeen Dowlada Abiy oo aan diyaar u ahayn fulinta heshiiskii Pretoria.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.