Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jilib: Madixii Isku xirka Al-Shabaab iyo Al-Qaacida oo lagu dilay Duqeyn
    Somalia

    Jilib: Madixii Isku xirka Al-Shabaab iyo Al-Qaacida oo lagu dilay Duqeyn

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyeen saldhigyo Kooxda Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Buula-fulay ee katirsan Gobalka Baay.

    Dadka Degaanka ayaa sheegay in labo gantaal lagu dhuftay xarunta ay ku sugnaayeen xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab, waxaana intaas kaddib la maqlay dhawaqa rasaas la sheegay inay is waydaarsadeen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran iyo kuwa Al-Shabaab.

    Saraakiil katirsan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeynta lagu dilay Saraakiil iyo Maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab, wallow aan la ogaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeynta.

    Dhanka kale, Degmada Jilib ee Gobalka Jubbada Dhexe ayaa waxaa ka dhacay duqeyn lagu dilay Sarkaal katirsan Kooxda Al-Shabaab.

    Sarkaalka duqeynta lala beegsaday ayaa lagu magacaabi jiray Macalin Ibraahim Abuu Xamza waxaana uu ahaa Madixii isku xirka Al-qaacida iyo Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.