Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jowhar: Booliska oo gacanta ku dhigay Aabe gowracay Wiilkiisii (VIDEO)
    Somalia

    Jowhar: Booliska oo gacanta ku dhigay Aabe gowracay Wiilkiisii (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020Updated:January 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Dowlad Gobaleedka Hir-shabeelle ayaa gacanta ku dhigay Aabe Wiilkiisa  jimcihii ku gowracay Magaalada Jowhar, sida uu sheegay Taliyaha Booliska Jowhar Maxamed Siyaad Cali (Canjeex).

    Ninkan oo lagu magacaabo Cismaan Ibraahim ayaa gelinkii dambe ee shalay, ku gowracay Xaafada Faanoole ee Magaalada Jowhar, wiilkiisii curadka ahaa oo la oran jirey Ibraahim Cismaan Ibraahim, dadiisuna aheyd 14 sanno jir.

    Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Jowhar Maxamed Siyaad Cali (Canjeex) ayaa sheegay in markii uu dilka geystay Ninkan uu goobta ka baxsaday, islamarkaana howlgal ay sameyeen Ciidanka gacanta lagu soo dhigay.

    Lama oga sababta keentay in aabaha dhalay wiilka dhalinyarada ah uu mindi ku dilo, waxaana falkan uu yahay mid ka mid ah falalka naxdinta leh ee soo mara magaalada Jowhar xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.