Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuqaal:-Waare oo walaac ka muujiyay bixitaanka Ciidamada Burundi Ee Hir-shabelle
    Somalia

    Muuqaal:-Waare oo walaac ka muujiyay bixitaanka Ciidamada Burundi Ee Hir-shabelle

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 3, 2019Updated:February 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan gaar ah waxaa uu la qaatay  Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira.

    Labada masuul ayaa waxaa ay ka wada hadleen fulinta qorshaha dhimista Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya,iyada oo 28ka Bishan la qorsheeyay in 1,000 Askari oo ka mid ah Ciidanka Burundi ka baxaan Soomaaliya.  

    Ugu horeyn Madaxweynaha Hrshabelle uu kulan ka hadlay ayaa waxaa uu walaac ka muujiyay ka bixinta ciidamada AMISOM gaar ahaan deegaanada Hirshabelle.

    Madaxweyne Waare ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM  laga saaro  degaannada Hirshabeelle uu yahay mid xanuun badan ka hayo Maamulkaasi,  islamarkaana waxaa uu sheegay in xiligiisa aan la gaarin.

    Sidoo kale waxaa isna kulanka kadib hadlay Francisco Madeira  Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya waxaa uuna sheegay in isaga uu aad ugu xun yahay goโ€™aanka lagu saarayo Ciidanka Burundi, balse waxaa uu xusay in taasi ay tahay mid ku qeexan qorshaha bixitaanka Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya.

    Sanadkan ayaa la filayaa in qaar ka mid ah Ciidamada AMISOM ay ka baxaan Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.