Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland iyo DFS oo dhexdhexaadin laga dhex wado
    Somalia

    Jubaland iyo DFS oo dhexdhexaadin laga dhex wado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jubaland,waxay soo gudbisay shuruudaheeda ku saabsan wada hadal dhexmara DFS,waxaana ugu muhiimsan Qodobadeeda……

    1.In la qaado xanibaada Diyaaradaha.
    2.In Mashaariicda la fasaxo.
    3.In aan Gargaarka la siyaasadayn.

    Axmed Madoobe si cad,ayuu ugu sheegay,Swan iyo Safirada in uu diyaar u yahay wada hadal oo uusan marna Albaabada xiran.

    Safiiradu Xasan mar ay la kulmeen,wuxuu muujiyay in uu diyaar uyahay dhankiisa wada hadal,mase cadayn 100%.

    Haatan markale ayay ku laabanayaan Xasan Shiikh.

    Sidoo kale Swan,ayaa usocda Kismaayo Afarta Bisha danbe.

    Ujeedka,waa in laga gudbo Ismari waaga Siyaasadeed si Amniga fashilmay loo badbaadiyo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.