Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo jab xoog leh gaarsiisay Maleeshiyada Alshabaab
    Somalia

    Jubaland oo jab xoog leh gaarsiisay Maleeshiyada Alshabaab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2024Updated:July 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deegaamada Buulo-xaaji,Harboole iyo Biibi ee Jubaland ayay argagixisadu soo weerartay Xalay 3-dii Habeenimo.

    Dagaal socday ku dhawaad Sagaal Saac,ayaa dhacay oo ugu danbayn argagixisada lagu jabiyay.

    Ku dhawaad 150-Maleeshiyada argagixisada ah,ayaa lagu dilay dagaalka,kuwaasoo Maydkooda laga ururinayo goobihii dagaalku ka dhacay.

    Sidoo kale,waxaa Gacanta looga dhigay Hub fara badan oo ubadan midka fudud ee yar-yar

    Dhanka JL khasaaraha soo gaaray,waa…

    1.Dhimashada 6-Askari.

    2.Laba Gaari oo Gacanta argagixisada si khaldan ugalay.

    3.Wasiirka Diinta oo Qarax kasoo gaaray dhaawac fudud.

    Jubaland Xalay si adag ayay iskaga caabisay argagixisada kusoo weerartay ku dhawaad 400 oo Nin iyo Sadex Gaari oo Qaraxya ah fariisimaha Ciidamada ee Buulo-xaaji, Harboole iyo Biibi.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.