Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo si buuxda ula wareegtay Magaalada Beledxaawo
    Somalia

    Jubaland oo si buuxda ula wareegtay Magaalada Beledxaawo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda,waxaa ula wareegay Magaalada Beledxaawo Ciidamada iyo Maamulka Dowlada Jubaland.

    Xarumaha Imigration-ka iyo Maamulka Degmada oo ay haysteen Laba Nin oo Dowlada JL xilka ka qaaday,ayay Ciidamada JL ka saareen.

    Haatan,waxaa layskugu geeyay kooxihii isbiirsaday ee laga taageerayay Xamar Xero UK oo ku taal duleedka Magaalada Beledxaawo.

    Dagaalkan,waxaa sababay kadib markii Cabdirashiid Janan iyo Ciidan la socda kasoo dageen garoon ku yaal Xero UK.

    Ciidamada Janan iyo kuwii Magaalada laga saaray oo gaaraya 200 ku dhawaad,waxay difaac ka xirteen Xero UK.

    Ciidamada JL oo gaaraya ku dhawaad 1000- Askari,ayaa hor fadhiya,waxaana la diyaarinayaa weerar kale oo looga sifeeyo Xeradaas iyo hareeraha Magaalada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.