Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo si rasmi ah ula wareegtay Raaskanbooni
    Somalia

    Jubaland oo si rasmi ah ula wareegtay Raaskanbooni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda ayay JL umaamulaysaa Magaalada Raaskanbooni.

    Fanax oo ahaa Talyihii Maleeshiyada Xamar laga keenay,isagoo dhaawac ah oo ay weheliyaan ku dhawaad 80-Nin oo la qabtay,waxaa la keenayaa Kismaayo.

    Maleeshiyo ku dhiw 300 oo kuwa Xamar laga keenay ahna,waxay isku dhiibeen Ciidanka Kenya ee Xuduuda.

    Ku dhawaad ilaa 300 oo kale,waa lagu hareeraysan yahay,waxayna ku jiraan Talis ay lahaayeen, waxaa socda wada hadal ah in ay si Nabad ah isku dhiibaan oo ay wadaan Odoyaal Nayrobi jooga oo Maamulka lasoo xiriiray.

    Ciraaqi Ninkii lagu Magacaabi jiray oo aan lahayn meel uu jaan iyo cirib dhigay oo xataa Maleeshiyada Xamar aysan hayn Warkiisa.

    Garoonkii Diyaaradaha 100% JL,ayaa la wareegtay,isagana.

    Dastuurada DG waa badbaadeen.
    Dastuurka Fadaralku,waa badbaaday
    Qaranimadu,waa badbaaday.

    JL,waa badbaaday ee Nabad ku seexo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.