Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland: DFS waxay hurinaysa dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka (War-saxaafadeed)
    Somalia

    Jubbaland: DFS waxay hurinaysa dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka (War-saxaafadeed)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020Updated:January 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaafadeed kasoo baxay Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa looga hadlay faragelinta ay Dowladda Federaalka Soomaliya ku hayso gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubbaland, waxaana ay ku eedeysaay inay ku howlan tahay Dowladda Federaalku dagaal sokeeye oo ka dhaca degaanada Jubbaland.

    Jubbaland ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ayada oo adeegsanaysa xoogag shisheeye ay burburin Maamul, Amni iyo bulsho ku sameysay Degmooyinka Doolow, Luuq, iyo Beled-xaawo ee Gobalka Gedo, ayna ku khasabtay inay shir u tagaan gudaha Itoobiya, ayna kahor yimaadaan, Dastuurka iyo Xeerarka Federaalka ah ee Dalku lee yahay.

    Ugu dambeyntii, War-saxaafadeedkan oo ay soo saareen Wafdiga ka socda Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ku sugan Gobolka Gedo ayaa loogu baaqay Umadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in laga hor-taggo qorshayaasha hareer marsan Dastuurka Dalka, oo sababi kara in dalku dib ugu laabto dagaal sokeeye.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.