Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo Xukun dil ah ku fulisey Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda
    Somalia

    Jubbaland oo Xukun dil ah ku fulisey Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisey Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda,kaas oo la sheegay in uu horey u diley askari kale.

    Askariga xukunka dilka ah lagu fuliyey ayaa waxaa lagu magacaabi jirey Bakar Xassan,waxaana uu horey u diley askari ka tirsan Ciidanka jubbaland oo lagu Magacaabi jirey Siyaad Maxamed Xassan.

    Xeer ilaaliyaha Ciidanka jubbaland Gashaanle Dhexe Maxamed Axmed Yaasin ayaa sheegay in askariga manta la toogtey uu 27-kii Bishii November ee sanadkii tegay ee 2019 xilli habeen uu askariga ku diley Bartamaha magaalada kismaayo.

    Waxaa uu hadalkiisa inatasi ku darey in Xukunkaan dilka toogashada ah ee la uliyey uu soo marey baaritaan dheer ka dib iyo fadhiyo kala duwan oo marqaatiyo watay oo ay maxkamada samaysay ,isla markaana Maanta xukunka dilka ah la fuliyey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.