Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Juxaa oo Duqa Bosaso iyo Waaciye ka reebay Golayaasha Deegaanka Ee dhismay
    Somalia

    Juxaa oo Duqa Bosaso iyo Waaciye ka reebay Golayaasha Deegaanka Ee dhismay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada Puntland ee Khamiislaha ahaa Wasiir Juxaa,waxuu ka jeediyay Khudbad dheer.

    “21-Degmo in Golahoodii Deegaanku dhismay,ayuu sheegay,waxuuna ka reebay Degmooyinka Dhismay Bosaso iyo Waaciye.”

    Majirin cid ka dabahadashay,Wasiirro qaar isku dayay in ay ujawaabaana,waxaa aamusiyay M.Xigeenka Mudane. Karaash.

    Dhanka kale,waxay xogo sheegayaan in Wasiiru-Dowlihii Wasaarada Arimaha Gudaha ee uxilsaarnaa fariisinta Golayaasha Deegaanka Bosaso iyo Isku-shuban Wasiir Juxaa ku amray in uu soo galo Garowe.

    Sida muuqata Duqa Bosaso ee Shalay sida khasabka ah loogu wareejiyay Dukumiyiitiyadii Dowlada Hoose ee Bosaso mahaysto Sharciyad iyo aqoonsiga Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.