Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kacdoon ka dhan ah degida Nayrobi Ee Somalida oo ka abuurmay Kenya
    Somalia

    Kacdoon ka dhan ah degida Nayrobi Ee Somalida oo ka abuurmay Kenya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Kenyanka,waxaa baqdin gelisay sida xooga badan ee Somalidu usoo degayso Wadankooda,gaar ahaan Caasimadooda Nayrobi.

    Barnaamij laga sameeyay soo degida Nayrobi ee Somalida,ayaa lagu sheegay 2050-ka in Qof walba oo Somaliya Guri ku yeelan doono Nayrobi.

    Dareen,waxaa ka dhex abuurmay Shacabka Kenya wata cunsuriyad oo oranaya “Somalidu Dhulkay naga qaadaysaa”.

    Waa mida keentay in haatan la Maxkamadaynayo koox isticmaashay Social Media oo kicin waday.

    Dareenka ugu weyn ee deg-deg ah,waxaa dhaliyay booqashadii Xasan Shiikh ee BBS Mall iyo tii Xamse.

    Xulka Siyaasada iyo Ganacsiga Somalida,gaar ahaan Wasiirada iyo Xildhibaanada,waxay 80% Guryo ku leeyihiin Nayrobi.

    66-da Xildhibaan ee Baarlamaanka PL 36-ka mid ah,ayaa Guryo ka iibsaday Nayrobi,waxaana xusid mudan Bishii lasoo dhaafay oo kaliya 18-Xildhibaan ay Guryo ka iibsadeen Nayrobi.

    Sidoo kale,waxaa la mid ah kuwa Xamar ee DFS.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.