Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kampala: Madaxweyne Museveni oo ku hanjabay inuu la baxayo Ciidamada ka jooga Somalia.
    Somalia

    Kampala: Madaxweyne Museveni oo ku hanjabay inuu la baxayo Ciidamada ka jooga Somalia.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KAMPALA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni, ayaa ku hanjabay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya uu la bixi doono, haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay u soo jeediyaan in la dhimo tirada Ciidamada Uganda ee ka howlgala Soomaaliya.

    Madaxweyne Museveni ayaa sheegay in asaga oo shakhsi ah uu ku wargeliyay Golaha Ammaanka in haddii Goluhu uu amar ku bixiyo in la dhimo Ciidamada Uganda uu la bixi doono 6,400 Askari ee hadda jooga Soomaaliya.

    โ€œWaxa ay soo jeediyeen Golaha Ammaanka in la dhimo tirada Ciidamadeenna,laakin waxa aan u sheegnay in dhimayo,balse aan soo saareynin ilaa aan dhammaantood aan soo wada saaroโ€ayuu yiri Yuweri Musavene Madaxweynaha Uganda.

    Hadlka Madaxweynaha Uganda ayaa kusoo aadaya xili Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza, uu asna ku hanjabay in Ciidamadii uu kala baxayo Soomaaliya, kadib markii Golaha Ammaanka ay soo jeediyeen in Soomaaliya laga soo saaro 1,000 Askari oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka midka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

    Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in 400 oo ka mid ah Askarta Burundi ka baxeen Soomaaliya halka 600 kale ay wali ku sugan yihiin.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.