Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya: Dacwadda Badda waxaa lagu xalin doonaa qaab wada-oggol ah
    Somalia

    Kenya: Dacwadda Badda waxaa lagu xalin doonaa qaab wada-oggol ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo in arrinta dacwada Badda ee taal Maxkamadda ICJ lagu xallin doono qaab labada dhinacba ah oo la aqbali karo Sidda ay sheegtay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in qaabkaasi loo baahan yahay in aysan saameyn ku yeelan xiriirka labada dal.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Munica Juma ayaa sheegtay in muhiimadda ay tahay in labadda dal ay ku heshiiyaan qaab Wada ogol ah oo Muranka badda lagu xalin karo.

    Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo qaadin Dacwadda badda ee taalla Maxkamada ICJ ,taas badalkeena waxay carabta ku adkeysay in arinta lagu heshiiyay in lagu xaliyo qaab wada ogol ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.