Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya miyay gaartay danihii ay ka dhex raadinaysay khilaafka Itoobiya iyo Somaliya?
    Somalia

    Kenya miyay gaartay danihii ay ka dhex raadinaysay khilaafka Itoobiya iyo Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2024Updated:April 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kenya iyo Itoobiya,waxay isku haysteen dhul Xuduuda ku yaal.

    Markii Somaliya iyo Itoobiya ay isku dhaceen kenya qaab siyaasadeed ay dan ka dhex aragtay ayay Somaliya kula safatay si Itoobiya Dawladaha Gobolku cadaadis usaaraan.

    Abiy Axmed oo cariiri siyaasadeed dareemay,ayaa Kenya tagay si wanaagsan,ayuu uqaabilay Ruto oo Labada Wadan si furan ayay uga xaajoodeen arimihii dhexdooda yaalay….

    1.Abiy Axmed,waa ka tanaasulay arinkii Kenya ee xuduuda.

    2.Musharaxa Kenya ee Midowga Afrika,ayuu balan qaaday inuu taageerayo.

    3.Kenya oo culayska Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee Itoobiya haysta ka qayb qaadanaysa sidii uu uyaraan lahaa.

    4.Abiy heshiiiskii SL in uu khaldanaa,ayuu kenya usheegay oo farsamaduna ka xumaatay hadana diyaar uyahay qaab ka duwan kii hore in wax loo xaliyo.

    5.In Kenya kala shaqayso sidii Suuqa Ganacsiga Bartamaha iyo Bariga Afrika qayb uga noqon lahayd,ayaa isfahanka ka mid ahaa.

    Ugu danbayn Kenya waxay heshay Itoobiya oo uga tanaasushay Dhulkii muranku ka jiray iyo taageerida Itoobiya ee Musharaxa ay uwadato Midowga Afrika,iyadoo sii dhex martay ka faa’idaysiga khilaafka Itoobiya iyo Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.