Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda
    Somalia

    Kenya oo dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay bilowdo 9-ka bishan.

    Sida uu qoray wargeyska Dailynation ee ka soo baxay dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in waqti ay ku qoroto qarreeno cusub.

    Kenya ayaa la rumeysan yahay inay qabto dareen ku aadan in looga guuleysanayo dacwadaas, isla markaana uu fashil ka soo gaari doono damaceeda Badda Soomaaliya, sidaasna ay dooneyso in loo hakiyo, si ay u sameyso wada xaajoodyo meelo kale ay u marto.

    Dowladda Federaalka ayaa diidan in dib loo dhigo dhageysiga dacwada, waxaana ay qorsheysay in wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka ay u dirto magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan dhageysiga dacwada Badda oo qorshuhu yahay inuu bilowdo 9-ka bisha, isla markaana soo gabagabowdo 13-ka bishan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.