Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo gacanta Ku dhigtay hub iyo raggii watay
    Somalia

    Kenya oo gacanta Ku dhigtay hub iyo raggii watay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada amniga ee magaalada Gaarisa ayaa soo xiray laba qof, islarmarkaana gacantana ku soo dhigay hub, kaddib howlgal ay ka fuliyeen deeganka Liboi halkaasi oo sabtidii lasoo dhaafay 11 askari oo Ciidamada militeriga sida gaarka ah u tababaran ee kenya ay ku dhinteen kadib markii miino lala eegtay gaarigii ay wateen.

    Dhawaaan laamaha amaanka kenya ayaa baadi goob xoogan ugu jira xubno ka tiraan al-shabaab oo kenya ka gaysta weerarada ugu badan.

    Xog dhawaan ay baahiyeen sirdoonka dalka kenya ayaa lagu sheegay in nin soomaali ah uu hoggaamiyo kooxaha miinooyinka ku aasa deegaanada dhaca xuduuda ay wadaagaan kenya iyo soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.