Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo markale bilowday dhexdhexaadinta JL iyo DFS
    Somalia

    Kenya oo markale bilowday dhexdhexaadinta JL iyo DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftigan oo uu ku jiray Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin,waxay lasoo kulmeen MW Axmed Madoobe,iyagoo kala hadlay dhexdhexaadin in uu ogolaado.

    “Ma diidani wada xaajood,balse qorshaha doorasho ee JL Aniga Gacanta iiguma jiro,waxaa ansixiyay Baarlamaan oo Gudi durba Shaqo galay,ayaa Gacanta ku haya,waxayna rabaan reer JL in ay qabsadaan Doorashadooda”Ayuu ku yiri Axmed Madoobe weftiga.

    Weftigu ma samayn cadaadisku keeni kara Axmed in uu hakiyo Doorashada,waxayse umuuqdeen Odoyaal meel dhexe wax ku haya.

    Haatan,waxay joogaan Xamar oo ay kula kulmeen Xamse,waxayna usheegeen Aadistiisa Kismaayo ee ismiidaaminta ah in uu hakiyo oo aysan Sax ahayn.

    Weftigu,waxay sugayaan Xasan oo Caawa Xamar imaanaya marka ay la kulmaana,waxay dib ugu laaban doonaan Kenya.

    JL,waxay ku guda jirtaa Doorashadeeda,waxaana socda la kulanka Bulshada Qaybaheeda,iyadoo maalmo gudahood la xarayn doono Odoyaasha Dhaqanka ee soo gudbinaya Xildhibaanada cusub.

    Ugu danbayn JL 25-ka Bishan,way qabsanaysaa Doorashadeeda.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.