Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo noqotay Saldhiga Siyaasada iyo Amniga Bariga Afrika
    Somalia

    Kenya oo noqotay Saldhiga Siyaasada iyo Amniga Bariga Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruto iyo Dalkiisa Kenya,waxaa lasoo saaray Taajka wakiilnimo ee R.Galbeedka,waxaana toos loo hooskeenay Bariga Afrika Amnigiisa iyo Siyaasadiisa.

    Doorka Amniga,waxaa looga danbayn jiray Itoobiya oo Taajku saarnaan jiray,balse hogaaminta Abiy,ayaa hoos udhigtay oo gaarsiisay in Nayrobi la hooskeeno.

    Somaliya oo awalba dhulka taalay,ayaa si toos ah hada loo hoosgeeyay Kenya,waxaana Ruto loosoo dhiibay fariin ku socotay Somalida,taasoo ahayd…

    “Sida aan Kenya ula shaqaynayno,ayaan idinla shaqaynaynaa,lkn ogaada muhiimada Istiraatiijiga ah idinkaa leh ee Wadankiina ka shaqeeya”.

    Ciidamada hawlgalkoodu bilaaban doono 2025,waxaa dhaqaale iyo Saadba ku taageeraya Maraykanka.

    Sidoo kale Maraykanku,waxa uu rabaa in si dhamaystiran looga saaro Somaliya Ciidamada Itoobiyaanka ah.

    Xasan ma’ahan hogaamiyihii Siyaasadan akhrin lahaa oo uga faa’idayn lahaa fursadaha Wadanka lana jaanqaadi lahaa isbadalada,isla markaana gaarsiin lahaa Somaliya in loola macaamiilo sida Kenya oo kale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.