Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo sheegatay in ay dishay 57- ka tirsan maleeshiyada Ururka Alshabaab ah
    Somalia

    Kenya oo sheegatay in ay dishay 57- ka tirsan maleeshiyada Ururka Alshabaab ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saraakiisha Ciidamada Milatariga ee Wadanka Kenya ayaa sheegtay in Howlgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen Dagaalameyaal aad u badan oo ka tirsan Shabaab.

    Saraakiisha ayaa sheegay in illaa 57 Dagaalame oo Shabaab ah ay ku dileen Agagaarka Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose, islamarkaana Howlgalkaas ay ka Gacan siiyeen Kenya Ciidamo Mareykan ah.

    “Waxaan halkaas ku dilnay Shabaab aad u badan oo doonayay in ay qaadaan Weeraro lagu dhibaateeyo Dad aan waxba galabsan,markii aan Xogtaas helnay ayaan ku duulnay”ayey Warbaahinta Kenya u sheegeen Saraakiisha Ciidamada Kenya.

    Al-shabaab iyo Maamulka Jubbaland weli kama hadlin Howlgalka Kenya ay sheegtay in ay ku dishay Kontomeeyo Al-shabaab ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.