Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khasaaraha dagaalkii Maanta soo kala gaaray SNM iyo SSC
    Somalia

    Khasaaraha dagaalkii Maanta soo kala gaaray SNM iyo SSC

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    • Khasaarihii dagaalkii Maanta?

    Hargeysa?

    Waxaa la geeyay 110-Askari oo dhaawac oo ay kujiraan 4-Saraakiil sar-sare ah.

    Oog?

    Wadarta guud Askarta dhaawaca ah ee la geeyay oo markii danbe geeriyootay laguna aasay Oog waa 45-Askari.

    Waxay kala ahaayeen 7-Sarkaal oo ay kujiraan Labo Taliye Guuto,Madaxii Tababarada Guutada 9-aad, 2 Abaanduule Guuto.

    Burco ?

    Wadarta Guud ee dhaawaca la geeyay waa 165-Askari.

    10-waxay Ku dhimatay Isbitaalka Burco.

    50-Askari waa Dhaawac halis ah.

    Ciidamada SL ee goobta dagaalka ku maqan?

    Inta ku dhimatay goobtii dagaalka ama lala yahay ama la qabtay Askarta SL waxay isku dar noqonayaan 73-Askari.

    Wadarta guud khasaaraha soo gaaray Ciidanka SNM,waa 393-Askari.

    Difaaca SSC?

    Afar Isbitaal oo kuyaala Laascaano,ayaa la geeyey dhaawacyada 120-Qof oo ay ku jiraan rayid Madaafiicda magaalada ku dhacday ay wax yeeleysay iyo Askartii deegaanka ee dagaalantay.

    Garowe,waxaa la gaarsiiyay 22-Askari oo dhaawac ah.

    Dhimashadu waa 22-Askari.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.