Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khasaare intee le’eg,ayaa kasoo gaaray Ciidamada SNM dagaalka LC?
    Somalia

    Khasaare intee le’eg,ayaa kasoo gaaray Ciidamada SNM dagaalka LC?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2023Updated:March 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    25-Dhaawaca iyo 5-dhimasho ah oo Ciidanka SNM ka mid ah,ayaa la gaarsiiyay Oog.

    Sidoo kale Ciidamada Difaaca Sool waxay ii xaqiijiyeen in ay Gacmahooda ku Aaseen 39-Askari oo SNM ah.

    Ujeedka SNM ay usoo qaaday weerarkii Maanta waxay ahayd in ay carqaladeeyaan Odoyaasha Xamar ka yimid oo ay u arkaan in Siyaasiyan dhabar jab ku yihiin.

    Sida la filayo Beri foog waxay soo qaadi doonaan weerar kale Ciidamada SNM.

    Ciidamada Difaaca Sool si weyn ayay Maanta uxaajaysteen,haatana heegan ugu jiraan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.