Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khasaare ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Duleedka Boosaaso+VIDEO
    Somalia

    Khasaare ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Duleedka Boosaaso+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shil gaari ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland, kaas oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

    Gaariga Shilka galay ayaa ku dhacay God weyn oo uu dumiyey Roobkii dhawaan ka da’ay Gobolka Bari,waxaana Gaariga uu kusii jeeday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo tegay halka uu shilka ka dhacay ayaa sheegay in Shilkaasi uu ku geeriyooday hal ruux halka Afar kale ay ku dhaawacmeen.

    Taliyaha ayaa intaas ku daray in gebi ahaanba ay joojiyeen isku socodka Gaadiidka wadada xiriirisa Boosaaso iyo Gaalkacyo, ilaa iyo inta dib u dayactir loogu sameynayo wadadaas.

    https://www.facebook.com/321429915179202/videos/489191181808147/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.