Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khilaafka Hawada ee udhaxeeya SL & DFS oo cirka isku shareeray
    Somalia

    Khilaafka Hawada ee udhaxeeya SL & DFS oo cirka isku shareeray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2025Updated:November 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland,ayaa sheegtay in BC gaarahaan wakiillada ku sugan Hargeysa ay ku war geliyeen khilaafka taagan ee ku saabsan hawad una dhaxeeya Somaliland iyo dowladda federaalka Soomaaliya kaas oo saameyn ku yeeshay dadka dunida kale ka imaanaya ee lagu xiray E-Visaha ay Soomaaliya hirgalisay.

    Guddi Wasiirro ah oo arrintaan uu u saaray Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo maanta shir jar’aaid ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in wakiillada beesha caalamka ee ay la kulmeen ay la wadaageen halka xaal marayo iyo in Somaliland aanu quseyn barnaamijka E-visaha Soomaaliya.

    Somaliland,ayaa ku adkeysanaysa in ay si gaar ah ula macaamilayaan dadka tagaya deegaannadooda oo aaney wax shaqo ah kulaheyn howsha iyo barnaamijka E-visaha.

    Somaliland,ayaa ku eedeysay dowladda federaalka ah in ay ka xuntahay horumarka ay Somaliland hiigasanayso oo ay sidaa ula dagaallamayso.

    Dhanka kale guddigan,ayaa sheegay in diyaaradaha isticmaala hawada Somaliland ay intooda badan aqbaleen amarradii ay soo saareen ee ahaa in aan loo hoggaamsamin nidaamka E-Visaha ee Soomaaliya, iyagoo intaa ku daray in diyaaraddii ka hortimaaddana laga laga leexinayo hawada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay ahaayeen sababihii keenay guuldaradii Cumar Faatax?

    November 12, 2025

    Muxuu kusoo kordhin karaa siyaasada Xisbiga Fahad Yaasiin?

    November 12, 2025

    Golaha Mustaqbalka Somaliya oo soo saaray Bayaan

    November 12, 2025
    Latest Posts

    Maxay ahaayeen sababihii keenay guuldaradii Cumar Faatax?

    Muxuu kusoo kordhin karaa siyaasada Xisbiga Fahad Yaasiin?

    Khilaafka Hawada ee udhaxeeya SL & DFS oo cirka isku shareeray

    Golaha Mustaqbalka Somaliya oo soo saaray Bayaan

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.