Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khudbad: Madaxweyne Deni oo ka hadlay xaalada amni iyo mida Siyaasadeed ee Puntland
    Somalia

    Khudbad: Madaxweyne Deni oo ka hadlay xaalada amni iyo mida Siyaasadeed ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

    Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanka Puntland, Madaxweynaha ayaa khudbadda kusoo qaatay waxqabadkii Xukuumadda sideedii bilood ee u dambeysey waxaana ka mid ahaa.

    1. Qaybta 1aad Arrimaha Siyaasadda

    2. Qaybta 2aad Safaradii Debedda iyo Guddaha

    3. Qaybta 3aad Waxqabadka Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowladda ee arrimaha:

    I. Arrimaha Guddaha iyo Amniga
    II. Arrimaha Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha
    III. Arrimaha Bulshadda
    IV. Arrimaha Tayeynta Adeegyadda & Horumarinta Kaabayaasha.

    Ugu dambayn, Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ka akhriso khudbadda Madaxweynaha oo dhammaystiran sawirada hoose.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/492385857980245/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.