Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa Kobaca Dakhli,khibrad iyo Shaqo Ee W.Maaliyada PL 25-kii Sano Ee lasoo dhaafay?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa Kobaca Dakhli,khibrad iyo Shaqo Ee W.Maaliyada PL 25-kii Sano Ee lasoo dhaafay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2023Updated:August 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Maaliyada Puntland,waxay gaartay horumar balaaran 25-kii Sano ee lasoo dhaafay.

    Miisaaniyada Dowlada Puntland,waxay ku bilaabatay $360-kun Bishii,waxayna haatan maraysaa $30-Milyan Bishii.

    Xaqiiqdii waa talaabsi sare oo aan la dhayalsan karin,waxaana xusid mudan sida Bulshada looga dhaadhiciyay bixinta Canshuuraha.

    Waxaa hada gaba-gaba maraya Midaynta Khasnada Dowlada oo Wasaarado door ah,ayaa hirgeliyay nidaamkaas.

    Wasaaradu,waxay leedahay Dhismayaal ay ku shaqayso oo si casri ah loo dhisay iyo Shaqaale khibrad leh.

    Lama soo koobi karo horumarka ay samaysay Wasaarada Maaliyada 25-kii sano ee ay Puntland jirtay.

    Wasaarada Maaliyada Puntland,waxay gaartay horumar balaaran 25-kii Sano ee lasoo dhaafay.

    Miisaaniyada Dowlada Puntland,waxay ku bilaabatay $360-kun Bishii,waxayna haatan maraysaa $30-Milyan Bishii.

    Xaqiiqdii waa talaabsi sare oo aan la dhayalsan karin,waxaana xusid mudan sida… pic.twitter.com/2V99LIlYv6

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 9, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.