Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kooxaha Bari fc iyo Qardho Fc oo maanta guulo ka gaaray ciyaarihii horyaalka kubada Cagta Puntland
    Somalia

    Kooxaha Bari fc iyo Qardho Fc oo maanta guulo ka gaaray ciyaarihii horyaalka kubada Cagta Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Kooxaha Kubada cagta ee Horyaalka Puntland oo si habsami leh uga socda Guud ahaan Puntland,ayaa waxaa maanta dhacay ciyaaro xiiso leh,
     
    Magaalada Bosaso waxaa ku wada ciyaaray kooxaha kala ah Bari FC 1 vs 0 Comset ,waxaana guusha ku raacday ciyaartaas oo xiiso lahayd kooxda bari FC oo kaga adkaaday kooxda Comsed 1-0.ciyaartan ayaa hayad kulankii 22aad.
     
    Magaalada qardho ee xarunta Gobolka Karkaar kulankii 23-aad waxaa ku wada ciyaaray Qardho fc 0 vs 1 somtel,ciyaartaas oo aaad u kululayd waxay guusha ku raacday oo ku adkaaday 1-gool kooxda qardho fc,halka kooxda Somtel ay la anba baxday 0.
     
    Horyaalka kubada cagta Puntland ayaa maraya meel xiiso leh oo kulul,waxuuna si habsami leh uag socda Dhamaan Gobolada Puntland.
     
    kala soco idilnews wararka ugu danbeeya ee ciyaaraha Horyaalka Puntland.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.