Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku dhawaad 100-Xildhibaan oo ka hor yimid wax ka badalka Dastuurka
    Somalia

    Ku dhawaad 100-Xildhibaan oo ka hor yimid wax ka badalka Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2024Updated:March 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    72-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa si adag uga hir yimid wax ka badalka Dastuurka kmg ah.

    Xildhibaanada oo ay hormuud uhaayeen Gaagaab iyo Dhabancad,ayaa sheegay in aysan aqbalayn Dastuurka la rabo in gebi ahaantiisba la badalo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Dhabancad iyo Gaagaab,waa Laba Siyaasi oo rugcadaa ah,qaybna ka ahaa isbadalkii Doorasho iyo ka hor tagidii kali talisnimadii Fahad iyo Farmaajo.

    Waxay ukacaan badbaadinta Wadanka iyo in Xasan Gacanta ay ka qabtaan ku falaadida Dastuurka iyaga 100 Xildhibaan oo kale.

    JQ. pic.twitter.com/djhMq0Ron4

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 18, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.