Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku dhawaad 30-kun Arday gaaraysa oo ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Puntland
    Somalia

    Ku dhawaad 30-kun Arday gaaraysa oo ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad 22626-kun oo Arday,ayaa ufariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

    Madaxweyne Deni,ayaa ufuray Imtixaanka Shahaadiga ah Saakay Ardayda reer Puntland.

    Waa fursad uusan haysan hogaamiye walba,si gaar ah intooda badan kuwa Geeska ee ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyada.

    Puntland lama dhayalsan karo.

    Puntland waa Sadex meelood oo meel Somaliya,Dhul iyo Dad ahaanba.

    Sidoo kale,waxay hormuud ku tahay horumarka laga sameeyay Waxbarashada Geeska oo idil.

    Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland maleh musuq,maamul xumo,cabasho iyo dhaliilo la taaban karo oo laga dhex arko.

    Waa wax weyn oo lagu farxo,lagu faano oo guul la taaban karo u ah Puntland iyo guud ahaan Somaliya.

    Wasaarada Waxbarashada Puntland,waxay qabataa Shaqo sare oo ay ku mudan tahay in lagu ammaano.

    Jibril Qoobey.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.