Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku dhawaad 3000 oo Wufuud ah oo Garowe ku sugan
    Somalia

    Ku dhawaad 3000 oo Wufuud ah oo Garowe ku sugan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe,waxaa ku sugan 6-kamida Raysalwasaarayaashii soo maray Somaliya kasoo bilow.

    1: Cali Maxamed Geedi.
    2: Cumar Cabdirashiid.
    3: Cabdiwali Cali Gaas.
    4: Saacid Shirdoon.
    5: Xasan Cali Khayre.
    6: Maxamed Xuseyn Rooble.

    Sidoo kale waxaa ku sugan Madaxda Dowlad Goboleedyada Somaliya…

    1.Qoor-qoor.
    2.Laftagareen.
    3.Guudlaawe.

    Wafuud ka socota Dowladaha dariska ah..

    1.Jabuti.
    2.Kenya.
    3.Itoobiya.

    Safiirada Beesha Caalamka Safiiro,Aqoon yahano iyo qaybaha kala duwan ee Jaaliyadaha Somalida ee Qurbaha.

    Maalinka Berri ah,waxaa soo gaaraya Garowe wafti balaaran oo ka socda DFS oo uu hogaaminayo Xasan Shiikh.

    Sidoo kale,waxaa imaanaya Raysal wasaare ku-xigeenka Saalax oo isna hogaaminaya qayb kamid ah Wasiirada DFS.

    Dhanka Baarlamaanka Fadaraalka Labada Aqal,ayaa qayb ka ah wufuuda imaanaysa Garowe.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.