Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku dhowaad 20 Ruux oo ku geeryootay duqeyn ka dhacday Syria
    Somalia

    Ku dhowaad 20 Ruux oo ku geeryootay duqeyn ka dhacday Syria

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 18 ruux oo shacab ah ayaa dhimatay kadib markii laduqeeyay suuq iyo aag warshadeed oo ku yaalo gobolka Idlib ee dalka Suuriya gaar ahaan qaybta ay haystaan kooxaha falaagada.

    Kooxaha indha indheeya xaalada Suuriya ayaa sheegaya in weerarka ay si wada jir ah u fuliyeen diyaaradaha dagaalka Ruushka iyo kuwa Suuriya.

    Weerarkan ayaa imaanaya iyadoo ay bur burtay xabad joojin ay horaantii bishan ku dhawaaqeen dowladaha Ruushka iyo Turkiga.

    Magaalada Idlib ayaa caasimad u ah gobolka waqooyi galbeed ee dalka Suuriya oo isla magacan loo yaqaano, waana goobta ay ugu xoogan yihiin falaagooyinka ku kacsan dowladda madaxwayne Bishaar al-Asad.

    Wali dolwdaha Ruushka iyo Suuriya midna ma’uusan ka hadlin weerarkan ugu danbeeyay oo ay dadka badan oo shacabka ah ku wax yeeloobeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.