Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulan heerkiisu sareeyo ee ka dhacay Nayrobi oo looga digay mudo kororsi
    Somalia

    Kulan heerkiisu sareeyo ee ka dhacay Nayrobi oo looga digay mudo kororsi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haldoor Somaliyed oo ka kala socda Dowlada Fadaraalka golayaasheeda kala duwan,Dowladaha xubnaha ka ah,siyaasiyiinta saamaynta leh,Xisbiyada iyo beesha caalamka,ayaa bishii lasoo dhaafay 9-10 keedii ku kulmay Nayrobi.

    Kulankaas waxaa soo abaabulay beesha caalamka,waxaana looga doodayay doorashada Somaliya ee soo aadsn sida ugu haboon iyo hanaanka ugu fiican ee la qaadan karo.

    Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee kulmay,waxay dood dheer kaddib garwaaqsadeen qodobadan….

    1. In Doorasho qabsoomta ay tahay xasillooni siyaasadeed oo lama dhaafaan ah.
    2. Waxay garwaaqsadeen DFS ku fashilantay in ay Dalka gaarsiiso Doorasho Qof iyo Cod ah.
    3. In qabashada Doorashadu ay tahay ilaalinta Amniga iyo Horumarka Dalka.
    4. In nooca Doorasho uu noqdo mid la mid ah kii 2016-ka oo kor loo sii qaaday.
    5. In wakhti kordhin aysan ahayn sharci,balse abuuri karto Kalsooni Darro iyo Qalaalase siyaasadeed.

    Kulankaas natiijadii kasoo baxday waxaa la oran karaa waxay ahayd fariin niyad jab ku ah Dowlada Villa Somaliya ee u gaatamaysa mudo kororsiga.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.