Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin
    Puntland

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka taariikhiga ah,islamarkaana sida la saadaalinayo hadii ay wax uga soo baxaan noqon doona mid macno weyn sameeya,ayaa qabsoomaya goordhow.

    Trump iyo Putin oo kala hogaamiya Wadamo kala ah awooda caalamka ee hada iyo awood mar la maqaam ahayd,haatanse hoos uga dhacday heerkaas,ayaa ku kulmaya Saldhig Milleteri oo ku yaal Gobolka Alaska ee cariga Maraykanka.

    Trump,wuxuu si cad uyiri… (Kulankan,wuxuu soo afjari doonaa dagaalka Ukrain,hadii kale Ruushku cawaaqib,ayuu la kulmi doonaa).

    Inkastoo uusan sheegin Trump cawaaqibka Ruushku kala kulmi doono Maraykanka,hadana,waxaa la saadaalinayaa in ay dhici karto cunaqabatayn iyo Canshuur dheeriya in uu kusoo rogo Ruushka.

    Ka hor inta uusan la kulmin Putin,wxuu Trump khadka kula hadlay Madaxda Yurub,iyagoo umuujiyay in ay ku faraxsan yihiin kulankaas,balse ay ku darsadeen talooyin muhiim ahaa….

    1.Heshiis Ukrain ka maqan tahay in aan la gaarin.

    2.Heshiis Nabadeed in uu ka bilowdo Xabad joojin.

    1. Heshiis walba oo la gaaro in uu damaanad qaado amniga Ukrain.

    Waxaa muuqata in Trump qaatay taladaas oo wax weyn uu badalay dadaalkii Mw Ukrain sameeyay Saacadihii lasoo dhaafay,kaasoo uu kula hadlay 30- hogaamiye oo caalamka ah si ay Trump wax uga badalaan fikradihiisii.

    Kulanku hadii uu miradhal noqdo,waxaa kulmi doona Putin iyo Zelensky.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.