Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»kulankii loo ballansanaa Gudiga joogtada ah Ee Xildhibaanada Fadaraalka oo la baajiyay
    Somalia

    kulankii loo ballansanaa Gudiga joogtada ah Ee Xildhibaanada Fadaraalka oo la baajiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan oo ka walaacsan in Shirka uu Madaxdii hore kula jiro fashil ku yimaado,ayaa arinkaas cod saday.

    Balse Aadan Madoobe,wuxuu dhankiisa ku micneeyay baaqashada kulankaas mid Ajandihiisu baxay oo shacabku ogaadeen taasoo ay ka danbeeyeen Xildhibaanada qaar lana qaban doono maalin kale oo munaasib ah.

    Aadan Madoobe waxa uu toos ugu mil may Golaha fulinta waxaana amarka laga siiyaa Villa Somaliya.

    In Gudoonkii uu noqday mid Gacanta ugu jira Villa Somaliya,waxay aad uga caraysiisay Xildhibaanada.

    Waxaa xusid mudan Madaxdii hore in ay horay uga soo horjeesteen Shirkii Madasha Qaran ee aan loo dhamayn oo Dastuurka Dalka lagu baal maray.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.