Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii Hore oo soo gaba-gaboobay
    Somalia

    Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii Hore oo soo gaba-gaboobay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay, waxaa kulanka oo qaatay in ka badan saddex saacadood ayaa looga hadlay arrimo badan oo xaalada siyaasadeed oo dalka ku saabsan, iyadoo dood adag dhex martay labada dhinac.

    Shir saxaafadeed lagu faah faahin doono kulanka ayaa ka filayaa inay qabtaan Madasha Xisbiyada Qaran, kaddib salaada maqrib ee xilliga Muqdisho, iyadoo Wariyeyaasha ay ku sugan yihii xarunta Madasha Xisbiyada.

    Wixii kasoo baxa kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.