Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Qarsoodiga ahaa Ee Imaaraatiyiinta oo Xasan kusoo hungoobay
    Somalia

    Kulankii Qarsoodiga ahaa Ee Imaaraatiyiinta oo Xasan kusoo hungoobay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarkiisii Imaaraadku,wuxuu ahaa mid qarsoodiya oo aysan xataa ka warqabin Safaarada Somalida.

    Ballanta Imaaraadka,waxaa usoo qabatay Dowlada Masar.

    Laba Qodob in uu ka codsaday Xasan Sh,ayaa lasoo sheegay….

    1.khilaafka Itoobiya iyo Somaliya in Imaaraadku soo farageliyo,waa ka codsaday.

    2.In ay Deni iyo isaga dhexdhexaadiyaan,waa ka codsaday.

    Sida ay xaqiijinayaan Ilo muhiim ah,waa ku hungoobay Xasan codsiyadii iyo ballantii Imaaraatiyiinta.

    Imaaraatiyiintu,waxay u arkaan Xasan Nin aan laysku hallayn karin oo tiro badan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.