Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Shalay iyo hadalladii ugu kululaa ee laysku dhaafsaday?
    Somalia

    Kulankii Shalay iyo hadalladii ugu kululaa ee laysku dhaafsaday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Shalay iyo hadalladii ugu kululaa ee laysku dhaafsaday…

    1.M.Xasan”

    PL ila raadiya waa umuhiim Dalka iyo Dowladnimada oo ma jiro Dhul baaxadaa leh oo urursan,nidaamsan,Dimuqraadiyad ka hirgashay ee intiinaan meesha fadhida Deni Aada,wax walba PL,ayaa ka horaysa,awalbaana SL joogin”ayuu yiri.

    Sh.Shariif?

    Madaxweyne haday PL saa in ay utahay muhiim aad og tahay maxaad awooda,wax uga siin wayday ilayn Dalku waa awood qaybsi”Ayuu yiri.

    Gaas?

    PL Anagu hadaan ka nimid,waxaan ugu laabanno majiraan,Adiguna si gaar ah,ayaad ula dirirsan tahay oo mudo xileedkaagii hore sidaan oo kale ayay ahayd”Ayuu yiri.

    Khayre?

    Halka Sano ee aad Xukunka haysay Madaxweyne Dowladayadii,ayaa lala dirirayaa looma baahnayn,haatan,waxaan kuu wadaa khaladaadkii aad samayseen Sanadkaas oo qoran”Ayuu yiri.

    Shariif Sakiin?

    Madaxweyne,waxaad reer KG la gashay heshiis,kadibna waad daba martay oo adoon kusoo laaban,ayaad mudo kororsi usamaysay Laftagareen,taasina nama qabato,waana khiyaamo cad”Ayuu yiri.

    Shalay foodaa laysdaray.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.