Waxaa fashilmay kulankii udhaxeeyay Xasan Shiikh iyo Golaha samata bixinta oo ay ku mudaysan yihiin Siyaasiyiinta Mucaaradka Muqdisho.
Sida uu sheegay Afhayeenka Golaha samata bixinta Daahir Geelle,waxaa laysku mari waayay Qodobka Dastuurka ah.
Kulan kale,ayaa loo balamay 20- ka Bishan.