Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»La-taliyaha Ciidamada Boqortooyada UK oo tagay Hargeysa (Sawirro)
    Somalia

    La-taliyaha Ciidamada Boqortooyada UK oo tagay Hargeysa (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    La-taliyaha Ciidamada Boqortooyada Ingariiska ( Chief of the General Staff ) General Sir Huan Davies ayaa soo gaaray magaalada Hargeisa ee Caasimadda Maamulka Somaliland.

    General Sir Huan Davies, ayaa waxaa Hargeysa kusoo dhaweeyay
    Wasiirka Difaaca Somaliland iyo Jananka Ciidamada Somaliland General Nuux Taani, lamana oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysay safarkiisa Somaliland.

    Laura Kuenssberg, oo BBC u ah tifatire siyaasadeed ayaa ku sheegtay Socdaalka Commander Sir Mark Carleron Smith mid lagaga hortagayo awoodda Shiinaha ee Geeska Africa.

    Ciidamada Badda ee Ingariiska ayaa uu sheegay joornaalka Daily Mirror in ay dhisi-doonaan Ciidamada badda ee Somaliland, taas oo iyada ka dambaysay in ka yar bil ka dib markii Sacuudiga uu ku casuumay wadamo ku yaala Geeska Afrika oo aanay ku jirin Somaliland iyo Ethiopia.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.