Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laamaha kala duwan Ee amaanka Maraykanka oo si rasmi ah ula hawlgalaya CID PL
    Somalia

    Laamaha kala duwan Ee amaanka Maraykanka oo si rasmi ah ula hawlgalaya CID PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay iswaydaarsanayaan wada shaqayn toos ah iyo xogaha amaan.

    CID-da PL,waxay heshiiskan ku helaysaa..

    B.Qalab.
    T.Tababaro.
    J.Gaadiid.
    X.Taageero Miisaaniyadeed.

    Waa fursad weyn oo ay heshay CID-da PL ee latacaasha Dhul dhan 200-kun km isku wareeg ah ,kaasoo ku yaal marin Biyood muhiim u ah caalamka oo kulmiya Laba Badood.

    PL,waxaa ka jira qaybaha Danbiyada ee kala duwan,sida….

    B.Nabad diidka.
    T.Tahriibinta Dadka.
    J.Ganacsiga Hubka.
    X.Dhaqida Lacagaha
    Kh.Isku dhaca Beelaha
    D.Danbiyada caadiga ah.

    Dhamaan Danbiyadaas ka hortagoodu,waxay ubaahan yihiin Talis Danbi baaris oo aad u diyaarsan.

    Heshiiskan kor loogu qaadi karo awooda CID-da PL,wuxuu ubaahan yahay ilaalin iyo in sidiisa loo fuliyo,waxaase nasiibdarro ah markii ay faragaliyaan kooxaha Madaxtooyada ka agdhow.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.