Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laba arimood oo Xasan udiidan yahay in masuul kale ka qaybgalo Shirarka caalamiga ah
    Somalia

    Laba arimood oo Xasan udiidan yahay in masuul kale ka qaybgalo Shirarka caalamiga ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Rwanda,Burundi iyo UK,ayuu isku marayaa MW Xasan maalmaha soo socda.

    Sabab ku khasbi kartaa,isagoo Gacan uduuban tahay in uu Shirarka caalamiga ah dhex wareego Madaxweynaha Somaliya majirto.

    Waxaa ku matali kara Somaliya Ra’isalwasaaraha,ku xigeenkiisa iyo Wasiirada.

    Balse dhamaan Dowlada uu Odayga ka yahay MW Xasan kuma kalsoona umana quuro in ay matalaan Xubnaha qaybta ka ah.

    Laba arimood,ayuu udiidan yahay in matalaada Somaliya ee fagaarayaasha caalamka lala wadaago kuwaasoo kala ah…

    1.Fursad walba oo Dhaqaale lagu heli karo in uusan Qof kale arag,xataa Sooryaynta.

    2.Fursad muuqasho in uusan yeelan Ra’isalwasaare iyo Wasiir toona.

    Tusaale?

    Shirkii Afrika iyo Sacuudiga,waxaa Boqortooyadu Sooryo ahaan usiisay Dal walba $1-Milyan,waana sababta keentay in MW Xasan baajiyo RW Xamse oo markii hore la qorsheeyay in uu Somaliya ku matalo Shirkaas.

    Sidaas,ayuu waliba kusii raadinayaa MW Xasan in Dastuurka la badalo oo laga guuro Ra’isalwasaaraha.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.