Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Obama iyo Ruto?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Obama iyo Ruto?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 24, 2024Updated:May 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruto inta uu joogo Maraykanka waxa uu kaloo la kulmay MW hore Obama oo asal ahaan Kenya kasoo jeeda.

    MW Kenya sharaf ayay utahay in uu soo booqdo MW Maraykan ah oo asalkiisu Kenyan yahay.

    Obama waxa uu door ka qaadan karaa danaynta Kenya ee maalgashiga iyo wada Shaqaynta amaan ee Maraykanka,maadaama Xisbiga Dimuqraadigu talada hayo,isla markaana MW Biden ahaa M.xigeenkii Obama oo ay aad isugu dhawaayeen.

     

    Halkan ka daawo kulankooda

    Kenya way nooga ehel badan tahay Caalamka,wax badan,ayuuna ka caawiyay ehelkaasi deganaanshaheeda iyo horumarkeeda.

    MW Kenya sharaf ayay utahay in uu soo booqdo MW Maraykan ah oo asalkiisu Kenyan yahay.

    Somalida ku dhaqan Galbeedka kuma liidato muuqasahada,waxaase bahdilaya oo… pic.twitter.com/EYIEGG3nVn

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 23, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.