Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laba Qodob oo ku khasbay Deni in uu ku dhawaaqo wada hadal
    Somalia

    Laba Qodob oo ku khasbay Deni in uu ku dhawaaqo wada hadal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2023Updated:November 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Islaan Ciise iyo Madaxweyne Deni ee qaatay dhawrka Saac Todobaadkii hore,ayaa waxaa ka dhashay hadalka Madaxweynuhu Maanta sii daayay.

    Sidoo kale,waxaa jira kulan Axada dhacaya oo Safiirada BC ku go’aaminayaan wefti xoog leh oo Maraykanku hogaaminayo in Garowe loosoo diro.

    Maxay kuwada hadleen Islaan Ciise?

    “Islaanoow Adiga iyo Islaan Bashiir Wadanka badbaadiya,Boqorkii Dhabarkuu Mindi iga geliyay”Ayuu ku yiri Islaan Ciise.

    “Ma waxaad rabtaa in aan ka daba hadalno Isimada wax soo saaray,maxaan qabanaa?”Ayuu ku jawaabay Islaan Ciise.

    “May haka daba hadlina Isimada hadlay ee Nabad ka shaqeeya”Ayuu ku yiri MW Deni markale.

    “Nabad ku dhawaaq marka hore Adigu si waadix ah oo 8-da Janaayo intaan la gaarin fur wada xaajood,markaas,ayaan Anagu wax qaban karnaa”.Ayuu ku jawaabay Islaan Ciise.

    Haatan,waa fuliyay ballankii Madaxweyne Deni uu Islaan Ciise kasoo qaaday oo si qurux badan oo masuuliyadeed,ayuu uhadlay.

    Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa in uu ka dhabeeyo hadalkiisa oo ficil ubadalo,isla markaana isaga iyo Mucaaradka oo Labada Islaan ay dhex fadhiyaan toos uwada xaajoodaan.

    Mucaaradka dhankooda,waxaa laga rabaa in ay si buuxda usoo dhaweeyaan hadalka Madaxweynaha oo ay aqbalaan wada xaajoodka.

    Puntland qabsata nooc Doorasho oo ay heshiis ku tahay,ayaa muhiim noo ah.

     

    Bulshada Nuugaaleed oo Qado Sharaf usamayasay Madaxweynaha. pic.twitter.com/Chuz02j7Oa

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 17, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.