Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Labada Kuuriya oo markale qarka usaaran in dagaal dhexmaro.
    Somalia

    Labada Kuuriya oo markale qarka usaaran in dagaal dhexmaro.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kuuriyada Waqooyi,waxay ku doodaysaa in Kuuriyada Koonfureed usoo dirtay Hawadeeda Diyaaradaha duuliyaha lahayn ee Drons-ka Bishii lasoo dhaafay tiro ka Sadex jeer,waxayna si gaar ah usoo gaareen Hawada Caasimada Siyool.

    Kuuriyada Waqooyi,waxay heegan gelisay Ciidankeeda waliba Qaybta Madaafiicda,iyadoo ku goodisay hadii Drons danbe soo galo Hawadeeda in ay jawaab adag oo ah dagaal toos ay kaga falcelinayso.

    Hadalka hanjabaada ah,waxa uu kasoo yeeray Gabadha awooda badan ee la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

    Kuuriyada Koonfureed dhankeeda,waxay ku dooday in eedaynta Kuuriyada Waqooyi ay tahay marmarsiiyo dagaal oo aysan waxba ka jirin.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQN9w4f88CzgLuIRXo8ztQKgzJq8ByBCk2PiDjY4Tab5E2xsHYsFP9a1nFd6tCbRiThXZ5saAQ-LHPvjWhfePLH8.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.