Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Lacagtii M.Xasan sheegay in uu uhayo Wadada Garacad-Goldogob oo beenoowday
    Somalia

    Lacagtii M.Xasan sheegay in uu uhayo Wadada Garacad-Goldogob oo beenoowday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxba kama jirin ku dhawaaqistii Madaxweyne Xasan ee ahayd in uu hayo Dhaqaalihii lagu dhisi lahaa Wadada Garacad-Goldogob.

    Waxa uu madasha ka sheegayay waxay ahayd Lacag Laba Milyan oo dolar ah oo xiligii Fahad ay Odoyaal reer Goldogob ah si Abtinimo ah uga codsadeen Fahad in uu ugu daro qorshaha Qaranka Wadada Goldogob-Galkacyo,taasoo hada ADB usoo ogolaaday.

    Wax kale uma hayo Wadadaas,dhawaan weftigii Xamar kula kulmay ee ka socday Dekeda,waxuu ku yiri qorshaha Qaranka,ayaan idinku daray.

    Kuma jirin arimaha lagu yaqaanay M.Xasan Beenta marka laga soo tago Eexda iyo musuqa.

    Wadada Garacad-Goldogob xiligan dhismaa ku socda,waxaana Gacanta ku haysa Shirkada Wadaagsin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.